GPs / Accident & Urgent Medical Care>
Muxuu yahay Kalkaaliye Caafimaad?
Kalkaaliye caafimaad waa qof si heer sare loo tababaray oo la shaqeysa GPga kana tirsan shaqaalaha goobta gargaarka hore ee caafimaadka. Shaqadoodu waxay tahay adeegyo kala duwan sida talaalka, daweynta nabarada, la talin sida daawo qaadashada ama siduu u dhaqmi lahaa qof haya cudur weyn oo raagey.